Saacad Duug ah uu lahaa Mahatma Gandhi oo lacag qaali ah lagu iibsaday !! (Sawirro)

Shirkadda East Bristol Auctions, ayaa xaraashtay saacad duug ah uu lahaa hogaamiyihii xuriyada dalka Hindiya Mahatma Gandhi, waxaana saacadan oo aheyd mid aan hada shaqeeneyn lagu iibsaday lacag qaali ah. Saacadan oo lagu sameeyay dalka Switzerland ayaa Hogaamiye Mahatma Gandhi waxa uu hadiyad ahaan u siiyay sanadkii 1944-tiiĀ  wiil uu awoowe u ahaa si uu … Continue reading Saacad Duug ah uu lahaa Mahatma Gandhi oo lacag qaali ah lagu iibsaday !! (Sawirro)